Thursday, December 29, 2022

Ciyaraha









Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa naadi quwad leh joogan ciyartooy qibrad wanagsan leh waxan jeclahy waxii awoodeyda ah inan ku saacido waxan raba koobab badan inan laqaado teamkan sababto ah wa naadi cajib ah oo tariiq aad uweyn kuleh dalka ingiriska Wana jeclahy inan matalo maliyada liverpool xili aay inbdn riyadeyda ahyd inan mar in uciyaaro liverpool

No comments:

Post a Comment

Ciyaraha

Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...