Saturday, November 26, 2022

Jaceyl
















 


Naxista dunida wa kalgacel

Dunida naxaris badantahy marka heysato shaqsi ku weheliya kuna dareensiya inad tahay boqor ama boqorad ilen nolosha aya lamane iyo wehel ubahan wayo qof waxlba waxa sharaf iyo dagnan uah qofka uu jeclyahay xita waxu dareensiya inu u yahay ayada mise isaga caalam uu kudhex noolyahay jeclkana wa qoom jinned aan la fahmi karin an latabani karin mxa yelay nolosha wey wajiya badantahy marka kali tahay waxadna ubahanthy shaqsi kuweheleya kulana bashaala oo farxad kudareensiya aad marnawa tabin inu wax kamaqan yahay mxa yelay waxad heysata shaqsi kolkolintisa aay ku macantahay kunaxarisanaya kula ciyaraya oo kufarxaya kuna dhool cadeynaya ha iska sideynin hadad gacanta kudhigto shaqsi nocaas ah

No comments:

Post a Comment

Ciyaraha

Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...