Xulka iraan an waligis wax guul ah ka gaarin xulalka reer europe
Xulka wales aya barbardhac min ebar ah galay ciyarta hore aay ciyareen lkn lawadan xul ayey muhiim utahay iney badiyan madama aay dhibic iyo dhibic laan kala heystan manta ayana la ciyaraya second round sababto ah majirto ciyar kale la dhex galinayo ramsey aya hogaminaya xulka wales iyo bale madama uu noqon doono sanadkoodi igu danbeye aay koobka aduunka ciyaran hayeshe guul Aad uqaali ah ayey ubahanyihi si aay usobaxan inkasto awood la tilmamo aay lahyn hadana wales aya ka fiican xulka iran hadana wa isku awood ee mid la dhihi karo xulkasa awood uleh inu badiyo majirto saxibada ramsey aya lobahanyahy iney ismujiyan aay wacadara ka dhigan koobka aduunka oo groupyada mucjiso filan waa ah kasocoto
Guul muhiim ah ayey ubahanyihin lawa team si aay ogu so gudban wareegyada xiga inkasto wales ka raja wanagsantahy hadana lama saadalin karo cida badineyso ilen kubada wa cad iyo madoow marba qof ayey la jirta oo aay uhiilisa
No comments:
Post a Comment