Thursday, November 24, 2022

Ciyaraha








Xulka swiz oo dirqi ku badiye

Xulka cameroon aya si dhib yar kubada oola qabsaday markii aay swizerland kubada mamuleysay daqiiqadaha ogu hore lkn kuma eeysan qasarin xidiga dhalasha ahaan reer cameroon Kaso jedo aya xulkisa swizerland udhaliyey gool cajib ah lkn waxu ka inkaar gursaday xulkisa hore ee cameroon dhalasha iyo dhiigba wadagen lkn isku day badan wey sameyen cameron lkn nasiibka diiday mxa yelay ilen waqtiga mararka qaar ka hiiliya sidas darteeda sadaxda dhibcood ayey swizerland sidas ku qadatay ciyar xararad lahyd inkasto cameroon weerar badneed hadana guul lama eeysan hoyan ciyarta aya swizerland ku adkaatay 1 : 0 aay sidas kubadisay swizerland

No comments:

Post a Comment

Ciyaraha

Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...