Argentina oo gaartay guul qaali ah
Xulka argentina aya guul qaali ah gaaray kadib marka aay udhaliyen messi iyo wilka dada yar ee kooxda benafica eno fernandez lkn guusha aya uah xulka argentina mid Aad ogu fican maxayelay waxa aay xaqiiqsan Karan iney usobaxan wereega xigo raja Aad uweyn iyey yeshten blse ciyarta udanbe aay poland la ciyar doonan aya final uahan doonto lawa team blse inkasto awood uahan dhanka argentina heysato hadana isma dhiibi doonto poland weyna dagalami doonta ila dhamadka
ciyarta. Ciyarta cawa aya adkeyd waqtiga hore inta nasashada la aadin lkn marka danbe ayey argentina cadadis ku bilowen dhigooda xulka mexico daqiiqadaha 69 aya di maria kubad uu usodhigay messi ayey shabaqa tabsiyen waxana usaxiixay messi intaas kadib ciyarta wax aay socotaba waxa goolka lawad saxiiray endo fernandez sidas ayeyna ciyarta kuso dhamatay
No comments:
Post a Comment