Saturday, November 12, 2022
CIYARAHA
War bahinta senegal aya waxey shegayan laacibkooda sadio mane lagu daray liska ciyartooyda aadeysa dalka Qatar wali isago dhawac ah hayeshe waxa jirta iney uadegsan rawa sixroole si uu taam ogu noqdo oga qeyb galo CIYARAHA calamiga ah sababto ah wa geezi aduunka dhan taagero umujinayan inkasto dhawac yahay hadana waxa lagama marman noqotay iney so qatan isaga cawiyihi wadanka senegal geezigi wadanka senagal sadio mane wa halyeey aduunka dhan taagero ufidiyen xita wa lacibki lagudoonsiye bilada sharafta leh oo umuteystay sadio quick recovery
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Ciyaraha
Gakbo oo yiri inan halkan imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...

-
War bahinta senegal aya waxey shegayan laacibkooda sadio mane lagu daray liska ciyartooyda aadeysa dalka Qatar wali isago dhawac ah hayeshe ...
-
Xulka iraan an waligis wax guul ah ka gaarin xulalka reer europe Xulka wales aya barbardhac min ebar ah galay ciyarta hore aay ciyareen lkn...
-
Pedri : spain kadib waxan rawa halkan xul inu ku guuleysto Lacibka qadka dhexe ee dalka spain ee pedri aya war bahinta usheegay hadii aay ay...
No comments:
Post a Comment