Sunday, November 13, 2022

Ciyaraha

Arsenal oo guul gaartay iyo ciyaraha oo laso dhameye xili world cup la aadayo








Kooxda arsenal ayaa guul aay uqalantay ga gaartay naadiga wolves xili gunners laacibkooda qadka dhexe ee xhaka ka dhawac may daqiiqadihi toban iyo todobad aya veira badal lagu keenay si uu uxoojiyo boska lacibka xhaka blse veira ciyarta ayu ski hagajiye wuna ismujiye waxayna ku adkaden 2:0 aay arsenal guusha ku racday xili odeegard lawa mar shabaqa sotabtay hadana arsenal aya hoganka Shan dhibic ku hogamineysa xili manchester city laga badiyen ee brentford kabadisay gunners aya fursad usii heshay iney hoganka dheereysato xili lakala aadayo koobka aduunka oo kadhacayo dalka Qatar todobaadka Soo socda sidas ayeyna ciyaraha primer league todobaadka kusodhamaden wa bilhi towfiiq

No comments:

Post a Comment

Ciyaraha

Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...