Pedri: spain kadib waxan rawa halkan xul inu ku guuleysto
Lacibka qadka dhexe ee dalka spain ee pedri aya war bahinta usheegay hadii aay ayaga qaadi wayan iney qadan xidigi hore ee barcelona ee lionel messi oo leylilanyo xulka argentina inkasto iyaga xita aay yihin xulka sida saaidka ah logu sadalinayo koobka aduunka lkn pedri aya sheegtay inu tageero buuxa siin doono argentina hadii aay ayaga haraan madama aay iska soogarab ciyareen hadana argentina aya wadata xidigaha ogu halista bdn oo saameyn bdn kuyelan doona koobka aduunka lagu qawanayo dalka Qatar laacibka magalada rosario ee dalka argentina ayey tahay wayahisa ogu danbeysay uu usafto argentina oo ciyareysa koobka aduunka lionel messi aya Aad urajeynaya inu kula guuleysto xulkisa argentina kadib marku sanad hore kula guuleystay koob americal
No comments:
Post a Comment