Jecelka wa qoom jinned ruuxu ku dhaco malado sida qof la qisaasay ayu ka quusta dunidan sidan uweyn hadii aay jiri lahyd inqof biniadam ah baahi loqawo nafteyda adiga ayey kutabeysa aayna kugu qanacsanhy ayadon imaan karin mustaqbalka hayeshe waxa tahay suldamada nolosheyda ilen wad igu dhexnooshahy sbbto ah waxa tahay dunideyda ilen calam aan kudhex noolahay ayad iitahay ee ibaxnane nolosheyda adigan ku bukaye maxayela ma awoodo daqiiq la anta Inan waqti qaato farxadeyda tahay nolosheyda dhabta ah wa adiga majirto sbb aan kaga marmo ilen adiga horsed iiah adiga hogaan iiah aduunkeygii waxad tahay dhameys dumar aan dhalanteed aqoon hubaal aya waxa ah Inan dumar kula simin ii noolow inta aay nolol jirto

No comments:
Post a Comment