Gakbo oo yiri inan halkan imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa naadi quwad leh joogan ciyartooy qibrad wanagsan leh waxan jeclahy waxii awoodeyda ah inan ku saacido waxan raba koobab badan inan laqaado teamkan sababto ah wa naadi cajib ah oo tariiq aad uweyn kuleh dalka ingiriska Wana jeclahy inan matalo maliyada liverpool xili aay inbdn riyadeyda ahyd inan mar in uciyaaro liverpool
Wararka caalamka
Thursday, December 29, 2022
Tuesday, November 29, 2022
Ciyaraha
How The 2022 FIFA World Cup Top Scorer’s Table ranging Looks Like After Bruno Fernandes Scored A Brace


Portugal has advanced to the knockout stages of the FIFA World Cup after a spirited 2-0 victory over the Uruguay gave them a ticket to the last 16.As a result, they have now lost just one of their previous fourteen FIFA world cup group stage games. It was Bruno Fernandes who made it possible as he scored two goals to increase Portugal’s total point to 6.
However, Kylian Mbappe and Ener Valencia who are currently leading the 2022 world cup top scorer’s table. Both player’s have scored three goals for their national team.
But Mbappe’s team have already qualified for the knockout stage, while Ener Valencia’s team still need to win their final group stage game.There are 12 players who’ve currently scored two goals in the 2022 FIFA world cup. Some of these players are Messi, Morata, Kudus, Gakpo, Richarlison, and others. However, Bruno Fernandes is not the only player that scored a brace in today’s game.
Other players who scored two goals today include Kudus and Cho. In the past world cup edition, Kane wom the golden boot with just six goals, which means that Mbappe and Valencia are just three goals away from equaling Kane’s last world cup tally.
Sunday, November 27, 2022
Ciyaaraha
Argentina oo gaartay guul qaali ah
Xulka argentina aya guul qaali ah gaaray kadib marka aay udhaliyen messi iyo wilka dada yar ee kooxda benafica eno fernandez lkn guusha aya uah xulka argentina mid Aad ogu fican maxayelay waxa aay xaqiiqsan Karan iney usobaxan wereega xigo raja Aad uweyn iyey yeshten blse ciyarta udanbe aay poland la ciyar doonan aya final uahan doonto lawa team blse inkasto awood uahan dhanka argentina heysato hadana isma dhiibi doonto poland weyna dagalami doonta ila dhamadka
ciyarta. Ciyarta cawa aya adkeyd waqtiga hore inta nasashada la aadin lkn marka danbe ayey argentina cadadis ku bilowen dhigooda xulka mexico daqiiqadaha 69 aya di maria kubad uu usodhigay messi ayey shabaqa tabsiyen waxana usaxiixay messi intaas kadib ciyarta wax aay socotaba waxa goolka lawad saxiiray endo fernandez sidas ayeyna ciyarta kuso dhamatay
Saturday, November 26, 2022
Jaceyl
Naxista dunida wa kalgacel
Dunida naxaris badantahy marka heysato shaqsi ku weheliya kuna dareensiya inad tahay boqor ama boqorad ilen nolosha aya lamane iyo wehel ubahan wayo qof waxlba waxa sharaf iyo dagnan uah qofka uu jeclyahay xita waxu dareensiya inu u yahay ayada mise isaga caalam uu kudhex noolyahay jeclkana wa qoom jinned aan la fahmi karin an latabani karin mxa yelay nolosha wey wajiya badantahy marka kali tahay waxadna ubahanthy shaqsi kuweheleya kulana bashaala oo farxad kudareensiya aad marnawa tabin inu wax kamaqan yahay mxa yelay waxad heysata shaqsi kolkolintisa aay ku macantahay kunaxarisanaya kula ciyaraya oo kufarxaya kuna dhool cadeynaya ha iska sideynin hadad gacanta kudhigto shaqsi nocaas ah
Friday, November 25, 2022
Ciyaraha
Xulka iraan an waligis wax guul ah ka gaarin xulalka reer europe
Xulka wales aya barbardhac min ebar ah galay ciyarta hore aay ciyareen lkn lawadan xul ayey muhiim utahay iney badiyan madama aay dhibic iyo dhibic laan kala heystan manta ayana la ciyaraya second round sababto ah majirto ciyar kale la dhex galinayo ramsey aya hogaminaya xulka wales iyo bale madama uu noqon doono sanadkoodi igu danbeye aay koobka aduunka ciyaran hayeshe guul Aad uqaali ah ayey ubahanyihi si aay usobaxan inkasto awood la tilmamo aay lahyn hadana wales aya ka fiican xulka iran hadana wa isku awood ee mid la dhihi karo xulkasa awood uleh inu badiyo majirto saxibada ramsey aya lobahanyahy iney ismujiyan aay wacadara ka dhigan koobka aduunka oo groupyada mucjiso filan waa ah kasocoto
Guul muhiim ah ayey ubahanyihin lawa team si aay ogu so gudban wareegyada xiga inkasto wales ka raja wanagsantahy hadana lama saadalin karo cida badineyso ilen kubada wa cad iyo madoow marba qof ayey la jirta oo aay uhiilisa
Thursday, November 24, 2022
Ciyaraha
Xulka swiz oo dirqi ku badiye
Xulka cameroon aya si dhib yar kubada oola qabsaday markii aay swizerland kubada mamuleysay daqiiqadaha ogu hore lkn kuma eeysan qasarin xidiga dhalasha ahaan reer cameroon Kaso jedo aya xulkisa swizerland udhaliyey gool cajib ah lkn waxu ka inkaar gursaday xulkisa hore ee cameroon dhalasha iyo dhiigba wadagen lkn isku day badan wey sameyen cameron lkn nasiibka diiday mxa yelay ilen waqtiga mararka qaar ka hiiliya sidas darteeda sadaxda dhibcood ayey swizerland sidas ku qadatay ciyar xararad lahyd inkasto cameroon weerar badneed hadana guul lama eeysan hoyan ciyarta aya swizerland ku adkaatay 1 : 0 aay sidas kubadisay swizerland
Thursday, November 17, 2022
Ciyaraha
Kooxaha ogu badan ciyaryahanada koobka aduunka ciyarayo
Kooxda bayern munich aya kuleh xidigaha ogu bdn oo koobka aduunka ciyaraya 17 xidig ayey kuleyahay halkan manchester city aay kuledahay 16 xidig barcelona ayadana 16 xidig alsad 15 xidig ayey kuledahay halka manchester united aay kuledahay 14 xidig halka real madrid aay kuledahay 13 xidig
Halkan hoose kaga bogo ayago buuxan
Ayado dhameystir ah wakasa asxbta qaliga ah
Subscribe to:
Posts (Atom)
Ciyaraha
Gakbo oo yiri inan halkan imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...

-
War bahinta senegal aya waxey shegayan laacibkooda sadio mane lagu daray liska ciyartooyda aadeysa dalka Qatar wali isago dhawac ah hayeshe ...
-
Xulka iraan an waligis wax guul ah ka gaarin xulalka reer europe Xulka wales aya barbardhac min ebar ah galay ciyarta hore aay ciyareen lkn...
-
Pedri : spain kadib waxan rawa halkan xul inu ku guuleysto Lacibka qadka dhexe ee dalka spain ee pedri aya war bahinta usheegay hadii aay ay...