Tuesday, November 29, 2022

Ciyaraha

How The 2022 FIFA World Cup Top Scorer’s Table ranging Looks Like After Bruno Fernandes Scored A Brace



Portugal has advanced to the knockout stages of the FIFA World Cup after a spirited 2-0 victory over the Uruguay gave them a ticket to the last 16.As a result, they have now lost just one of their previous fourteen FIFA world cup group stage games. It was Bruno Fernandes who made it possible as he scored two goals to increase Portugal’s total point to 6.

However, Kylian Mbappe and Ener Valencia who are currently leading the 2022  world cup top scorer’s table. Both player’s have scored three goals for their national team.

But Mbappe’s team have already qualified for the knockout stage, while Ener Valencia’s team still need to win their final group stage game.There are 12 players who’ve currently scored two goals in the 2022 FIFA world cup. Some of these players are Messi, Morata, Kudus, Gakpo, Richarlison, and others. However, Bruno Fernandes is not the only player that scored a brace in today’s game.

Other players who scored two goals today include Kudus and Cho. In the past world cup edition, Kane wom the golden boot with just six goals, which means that Mbappe and Valencia are just three goals away from equaling Kane’s last world cup tally.


Sunday, November 27, 2022

Ciyaaraha

Argentina oo gaartay guul qaali ah

Xulka argentina aya guul qaali ah gaaray kadib marka aay udhaliyen messi iyo wilka dada yar ee kooxda benafica eno fernandez lkn guusha aya uah xulka argentina mid Aad ogu fican maxayelay waxa aay xaqiiqsan Karan iney usobaxan wereega xigo raja Aad uweyn iyey yeshten blse ciyarta udanbe aay poland la ciyar doonan aya final uahan doonto lawa team blse inkasto awood uahan dhanka argentina heysato hadana isma dhiibi doonto poland weyna dagalami doonta ila dhamadka
 ciyarta. Ciyarta cawa aya adkeyd waqtiga hore inta nasashada la aadin lkn marka danbe ayey argentina cadadis ku bilowen dhigooda xulka mexico daqiiqadaha 69 aya di maria kubad uu usodhigay messi ayey shabaqa tabsiyen waxana usaxiixay messi intaas kadib ciyarta wax aay socotaba waxa goolka lawad saxiiray endo fernandez sidas ayeyna ciyarta kuso dhamatay






 

Saturday, November 26, 2022

Jaceyl
















 


Naxista dunida wa kalgacel

Dunida naxaris badantahy marka heysato shaqsi ku weheliya kuna dareensiya inad tahay boqor ama boqorad ilen nolosha aya lamane iyo wehel ubahan wayo qof waxlba waxa sharaf iyo dagnan uah qofka uu jeclyahay xita waxu dareensiya inu u yahay ayada mise isaga caalam uu kudhex noolyahay jeclkana wa qoom jinned aan la fahmi karin an latabani karin mxa yelay nolosha wey wajiya badantahy marka kali tahay waxadna ubahanthy shaqsi kuweheleya kulana bashaala oo farxad kudareensiya aad marnawa tabin inu wax kamaqan yahay mxa yelay waxad heysata shaqsi kolkolintisa aay ku macantahay kunaxarisanaya kula ciyaraya oo kufarxaya kuna dhool cadeynaya ha iska sideynin hadad gacanta kudhigto shaqsi nocaas ah

Friday, November 25, 2022

Ciyaraha








Xulka iraan an waligis wax guul ah ka gaarin xulalka reer europe 

Xulka wales aya barbardhac min ebar ah galay ciyarta hore aay ciyareen lkn lawadan xul ayey muhiim utahay iney badiyan madama aay dhibic iyo dhibic laan kala heystan manta ayana la ciyaraya second round sababto ah majirto ciyar kale la dhex galinayo ramsey aya hogaminaya xulka wales iyo bale madama uu noqon doono sanadkoodi igu danbeye aay koobka aduunka ciyaran hayeshe guul Aad uqaali ah ayey ubahanyihi si aay usobaxan inkasto awood la tilmamo aay lahyn hadana wales aya ka fiican xulka iran hadana wa isku awood ee mid la dhihi karo xulkasa awood uleh inu badiyo majirto saxibada ramsey aya lobahanyahy iney ismujiyan aay wacadara ka dhigan koobka aduunka oo groupyada mucjiso filan waa ah kasocoto 











Guul muhiim ah ayey ubahanyihin lawa team si aay ogu so gudban wareegyada xiga inkasto wales ka raja wanagsantahy hadana lama saadalin karo cida badineyso ilen kubada wa cad iyo madoow marba qof ayey la jirta oo aay uhiilisa

Thursday, November 24, 2022

Ciyaraha








Xulka swiz oo dirqi ku badiye

Xulka cameroon aya si dhib yar kubada oola qabsaday markii aay swizerland kubada mamuleysay daqiiqadaha ogu hore lkn kuma eeysan qasarin xidiga dhalasha ahaan reer cameroon Kaso jedo aya xulkisa swizerland udhaliyey gool cajib ah lkn waxu ka inkaar gursaday xulkisa hore ee cameroon dhalasha iyo dhiigba wadagen lkn isku day badan wey sameyen cameron lkn nasiibka diiday mxa yelay ilen waqtiga mararka qaar ka hiiliya sidas darteeda sadaxda dhibcood ayey swizerland sidas ku qadatay ciyar xararad lahyd inkasto cameroon weerar badneed hadana guul lama eeysan hoyan ciyarta aya swizerland ku adkaatay 1 : 0 aay sidas kubadisay swizerland

Thursday, November 17, 2022

Ciyaraha


Kooxaha ogu badan ciyaryahanada koobka aduunka ciyarayo 

Kooxda bayern munich aya kuleh xidigaha ogu bdn oo koobka aduunka ciyaraya 17 xidig ayey kuleyahay halkan manchester city aay kuledahay 16 xidig barcelona ayadana 16 xidig alsad 15 xidig ayey kuledahay halka manchester united aay kuledahay 14 xidig halka real madrid aay kuledahay 13 xidig

Halkan hoose kaga bogo ayago buuxan

Ayado dhameystir ah wakasa asxbta qaliga ah 

Wednesday, November 16, 2022

Jecel

 

Jecelka wa qoom jinned ruuxu ku dhaco malado sida qof la qisaasay ayu ka quusta dunidan sidan uweyn hadii aay jiri lahyd inqof biniadam ah baahi loqawo nafteyda adiga ayey kutabeysa aayna kugu qanacsanhy ayadon imaan karin mustaqbalka hayeshe waxa tahay suldamada nolosheyda ilen wad igu dhexnooshahy sbbto ah waxa tahay dunideyda ilen calam aan kudhex noolahay ayad iitahay ee ibaxnane nolosheyda adigan ku bukaye maxayela ma awoodo daqiiq la anta Inan waqti qaato farxadeyda tahay nolosheyda dhabta ah wa adiga majirto sbb aan kaga marmo ilen adiga horsed iiah adiga hogaan iiah aduunkeygii waxad tahay dhameys dumar aan dhalanteed aqoon hubaal aya waxa ah  Inan dumar kula simin ii noolow inta aay nolol jirto

Sunday, November 13, 2022

CIYARAHA

Pedri: spain kadib waxan rawa halkan xul inu ku guuleysto

Lacibka qadka dhexe ee dalka spain ee pedri aya war bahinta usheegay hadii aay ayaga qaadi wayan iney qadan xidigi hore ee barcelona ee lionel messi oo leylilanyo xulka argentina inkasto iyaga xita aay yihin xulka sida saaidka ah logu sadalinayo koobka aduunka lkn pedri aya sheegtay inu tageero buuxa siin doono argentina hadii aay ayaga haraan madama aay iska soogarab ciyareen hadana argentina aya wadata xidigaha ogu halista bdn oo saameyn bdn kuyelan doona koobka aduunka lagu qawanayo dalka Qatar laacibka magalada rosario ee dalka argentina ayey tahay wayahisa ogu danbeysay uu usafto argentina oo ciyareysa koobka aduunka lionel messi aya Aad urajeynaya inu kula guuleysto xulkisa argentina kadib marku sanad hore kula guuleystay koob americal

Ciyaraha

Arsenal oo guul gaartay iyo ciyaraha oo laso dhameye xili world cup la aadayo








Kooxda arsenal ayaa guul aay uqalantay ga gaartay naadiga wolves xili gunners laacibkooda qadka dhexe ee xhaka ka dhawac may daqiiqadihi toban iyo todobad aya veira badal lagu keenay si uu uxoojiyo boska lacibka xhaka blse veira ciyarta ayu ski hagajiye wuna ismujiye waxayna ku adkaden 2:0 aay arsenal guusha ku racday xili odeegard lawa mar shabaqa sotabtay hadana arsenal aya hoganka Shan dhibic ku hogamineysa xili manchester city laga badiyen ee brentford kabadisay gunners aya fursad usii heshay iney hoganka dheereysato xili lakala aadayo koobka aduunka oo kadhacayo dalka Qatar todobaadka Soo socda sidas ayeyna ciyaraha primer league todobaadka kusodhamaden wa bilhi towfiiq

Saturday, November 12, 2022

Rasmi


 Klop oo lagu so waramay inu san manta hogamin doonin naadiga Liverpool marku qalad galay ciyarta liverpool iyo man City ee anfield marka uu aflagadeyey albitaraha oo casaan siiye oo garoonka kabaxay isago xanaqsan inkasto oo raali galiye hadana waxa ganaax lasaray klop oo lagu edeyey inu ku kacay dhaqan ixtiraam dara ah oo reefka ka xanajisay inkasto hal iyo ebar ku kala badiyen lawada naaadi oo kala saray lacibka dalka masar ee mohamed salah

CIYARAHA

War bahinta senegal aya waxey shegayan laacibkooda sadio mane lagu daray liska ciyartooyda aadeysa dalka Qatar wali isago dhawac ah hayeshe waxa jirta iney uadegsan rawa sixroole si uu taam ogu noqdo oga qeyb galo CIYARAHA calamiga ah sababto ah wa geezi aduunka dhan taagero umujinayan inkasto dhawac yahay hadana waxa lagama marman noqotay iney so qatan isaga cawiyihi wadanka senegal geezigi wadanka senagal sadio mane wa halyeey aduunka dhan taagero ufidiyen xita wa lacibki lagudoonsiye bilada sharafta leh oo umuteystay sadio quick recovery

Ciyaraha

Gakbo oo yiri inan halkan  imaado waxa igula taliye virgil dhab ahaanti aad ayn ujecla inan uciyaaro naadi heerkan taagan wayo liverpool wa ...